Maamulka Hirshabeelle ayaa si weyn uga soo horjeestay tilaabadii Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer Federaal ay liiska uga saareen kursigii uu kusoo baxay taliyihii hore ee NISA Fahad Yaasiin Xaaji Daahir.…
Category
WARARKA MAANTA
Rooble oo ka hadlay tilaabada ay qaadeen Guddiga doorashooyinka Heer federal
written by Warsan Radio
Raiisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa bogaadiyay Guddiga hirgalinta doorashooyinta oo maanta bilaabay Shahaado bixinta. “Hambalyo Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal (FEIT) iyo guddoomiyehooda Muuse Geelle Yuusuf oo maanta bilaabay…
Sheekh Aadan Madoobe oo noqday Xildhibaankii ugu horreeyay ee kasoo jeeda KG ee qaata Shahaadada Xildhibaannimo
written by Warsan Radio
Guddiga doorashooyinka Heer Federaal ayaa Maalintii labaad oo xiriir ah waxaa ay Magaalada Muqdisho ka wadaan diiwaangelinta & shahaado siinta Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya. Xildhibaan Sheekh Aadan Madoobe…










