Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Goboleedka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Guddi baaris u magacaabay weerarkii habeeno kahor lagu qaaday Guri ku yaalla Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug, kaasi oo geystay…
Category
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xalay kulan la qaatay qaar kamid ah Xildhibaanada labada aqal ee BJFS ee deegaan doorashadoodu tahay Hirshabeelle. Madaxweynaha ayaa Mudanayaasha Aqalka Sare kala hadlay…
Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyey Dhiggiisa dalka Faransiiska Emmanuel Macron guusha uu ka gaaray doorashooyinka dalkaas, kaddib markii loo doortay Muddo xileed Labaad…










