Guddigii xaqiiqo raadinta ee dagaalkii Boosaaso ku dhexmaray Ciidamada Puntland & kuwa PSF dhamaadkii Sanadkii la soo Dhaafay ee 2021 ayaa soo bandhigay qiimeynta Dhamaan Khasaaraha nafeed & midka hantiyadeed…
Ciidanka oogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan ururka 84aad guutada 14 October ee ka howlgala degaanka Janaale ayaa Howlgal qorsheysan ka fuliyey tuulooyin hoostaga u dhow degaankaas, halkaas oo lagu arkay…
Saaadihii la soo dhaafay waxaa cudurka Shuban biyoodka uu ka dilaacay degaanka Shalanbood oo hoostaga Degmada Marka ee Gobalka Shabeellaha Hoose iyo tuulooyinka ku xeeran, iyada oo dad ay u…
Hay’adda Cunnada Adduunka ee WFP ayaa ka digtay in dad lagu qiyaasay 20 milyan oo qof oo ku nool qaybo ka mid ah Itoobiya, Kenya iyo Soomaaliya oo ay abaaruhu…
waregee 2aad ee tartan aqooneedka Radio Warsan oo ahaa knock out xaafadee laga badiya guud ahaanba tartanka ka hareysa,waxaan caawa tartamey xaafadaha kala ah Horseed A iyo Wadajir B xaafada…
Iyada oo ay wali taagan tahay xiisadda u dhaxaysa Isreal iyo Falastiin ayay diyaaradaha dagaalka ee Isreal duqeymo ka gaysteen meelo ka mid ah Marinka Qaza ee dhulka reer falastiin.…
Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska madaxweyne ku xigeenka ee Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Axmed Karaash) ayaa lagu sheeegay in madaxweyne ku xigeenku uu si ku meel gaar ah ula wareegay…
Ilhaan Cumar ayaa la kulantay hoggaamiyaasha Pakistan iyo Ra’iisul Wasaarihii hore ee Pakistan Imran Khan kadib booqasho ay ku tagtay dalkaas. Waa booqashadii ugu horeysay ee xubin ka tirsan Congress-ka…