Singapore — 14 Sebteembar 2026: Dowladda Singapore ayaa soo bandhigtay qorshe cusub oo lagu xoojinayo taageerada dhaqaale ee qoysaska, iyadoo ilmo kasta oo muwaadin Singapore ah uu heli doono taageero…
WARARKA MAANTA
Dowladda Mareykanka oo Devin Kennington u magacaabaysa Danjiraha cusub ee Soomaaliya.
Dowladda Mareykanka ayaa Devin Kennington u soo magacaabay inuu noqdo Danjiraha cusub ee Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya. Kennington ayaa noqonaya diblomaasiga cusub ee Washington u soo diray Soomaaliya, xilli xiriirka…
Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo Daahfuray Tababar ku Saabsan Is-Qiimeynta Dugsiyada iyo waxabaarashada jaamacadaha.
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Maxamed Cismaan Xaaji Jiidow, ayaa si rasmi ah u daahfuray tababar ku saabsan Nidaamka Is-Qiimeynta Dugsiyada…
Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga ee UNHCR ayaa ka tacsiyeeyay geerida Hawo Aadan Maxamed Amey, oo ahayd haweeney Soomaaliyeed oo si weyn loogu yaqaanay nabadda, waxbarashada iyo horumarinta bulshada.…
Guddiga Xuquuqda Aadanaha Soomaaliya iyo UNTMIS oo ka wada hadlay xoojinta hay’adaha qaranka
Muqdisho, 15 Sebteembar 2026 — Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqda Aadanaha Qaranka Soomaaliya, Dr. Maryan Qaasim, ayaa maanta xarunta Guddiga ee Muqdisho ku qaabishay Ku-simaha Madaxa Hawlgalka Kaalmada Qaramada Midoobay…
Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo Baydhabo ku qaabilay siyaasiyiin iyo waxgaradka Beesha Hariin.
Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa Aqalka Madaxtooyada ku qaabilay siyaasiyiin, odayaasha dhaqanka iyo waxgaradka Beesha Hariin. Kulanka ayaa looga hadlay xoojinta wada-shaqeynta iyo xiriirka…
Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo magacaabay Guddiga Heer Wasiir ee ka jawaabista saameynta El-Niño
Baydhabo, 15 Sebteembar 2026 — Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa magacaabay Guddiga Heer Wasiir ee Diyaar-garowga iyo Ka Jawaabista Saamaynta El-Niño ee Dowladda…










