In ka badan 200 oo qof ayaa ku dhintay isku dhacyada u dhexeeya dadka reer guuraaga Carabta ah iyo beeralayda deegaanka ee gobolka Galbeedka Darfur ee dalka Sudan, waxaana xiisaddan…
Category
WARARKA MAANTA
Ciidamo Boolis ah oo xoog kula Wareegay Xarunta ay ku Shaqeeyaan Guddiga Doorashada Guddoonka Golaha Shacabka.
written by Warsan Radio
Ciidamo katirsan Booliska Soomaaliya ayaa waxaa la sheegay inay la wareegeen gabi ahaan xarunta Villa Hargaysa oo ay ku Shaqeeynayeen Guddiga doorashada Guddoonka Golaha Shacabka. Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Guddoonka Golaha…










