Hoos ka dhageyso Warka galab ee Idaacada Warsan, Tabiye Wariye “Mukhtaar Sheikh Aadan” (Dalmar)
Category
WARARKA MAANTA
Natiijada ay kala heleen Musharraxiinta Wareegga koowaad iyo Musharraxiinta gudbay
written by Warsan Radio
Doorashad guddoonka Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa ka socota magaalada Muqdisho, waxaana hadda la isla aaday Wareeggii labaad.Musharraxiinta ayaa Wareegga koowaad kala helay: Wareega koowaad ee Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS1.…
Waa Kuma Sheekh Adan Maxamed Nuur (Adan Madoobe),Guddoomiyaha Cusub Ee Golaha Shacabka Soomaaliya?
written by Warsan Radio
Waxaa xalay saqdii dhexe teendhada Afisyooni loogu doortay guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, Sheekh Adan Maxamed Nuur (Adan Madoobe), kadib markii uu helay 163 cod, halka xildhibaan Xasan Cabdinuur…







