Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magaalada Geneva kula kulmay u qeybsanaha Midowga Yurub ee arrimaha bani’aadminimada Predrag Avramovic. Labada mas’uul ayaa waxaa ay ka wada hadleen taageerada Midowga…
Category
WARARKA MAANTA
Warbaahinta Iyo Howlwadeennada Baarlamaanka Oo Loo Diiday In Ay Galaan Afisyooni
written by Warsan Radio
Waxaa saaka Xaalad kacanaan ah laga dareemayaa Magaalada Muqdisho gaar ahaan goobaha loogu talgalay in lagu qabto doorashada Golaha Shacabka Baarlamaanka 11aad oo maanta loo madalsanaa doorashada Guddoonka Golaha. Wararkii…










