Nin asalkiisi Soomaali yahay oo kaalinta koobaad uga jira liiska dadka ay doonayaan laamaha ammaanka ayaa lagu qabtay waddankaas. Booliska Canada ayaa Talaadadii sheegay inay lacag dhan 250 kun oo…
Category
WARARKA MAANTA
Guddoomihii hore ee Golaha Shacabka BJFS Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa si rasmi ah xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka ugu wareejiyay Guddoomiyaha Cusub ee Golaha Sheekh Aadan Madoobe. Guddoomiyaha Golaha Shacabka…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Yusuf…
Ciidamada ammaanka sida Booliiska, Nabadsugida iyo Ciidanka ilaalada madaxtooyada Galmudug ayaa howlgal ballaaran ka sameeyay Xaafadaha iyo waddooyinka Waaweyn ee Magaalada Dhuusamareeb. Howlgalka oo ay hoggaaminayeen talieyaasha Booliska iyo Nabadsugida…










