Hoos ka dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Warsan oo aqrinayo Shukri Ismaacil Axmed (Shukri Bidhaan)
Category
WARARKA MAANTA
Farmaajo” Dawladdu waxay xoogga saartay ilaalinta xuquuqda shaqaalaha Soomaaliyeed”
written by Warsan Radio
Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Munaasabadda Maalinta Shaqaalaha Adduunka ee 1-da May awgeed, waxaa uu dhambaal hambalyo ah u diray dhammaan Shaqaale Weynaha Soomaaliyeed iyo…
Guddiga Hirgelinta doorashooyinka Heer dowlad Goboleedka ee Maamulka Hir-Shabeelle ayaa Maanta Magaalada Jowhar ku qabtay doorashada kursiga Hop#146 oo kamid ah kuraasta ku harsaneyd Maamulka Hir-Shabeelle. Kursiga Hop#146 oo dhowrkii…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Yusuf…










