Ciidamada Nabadsugida iyo Booliska ee ka howlgalla degmada luuq ee Gobolka Gedo ayaa howlgallo kala duwan ka wada degaano hoostaga degmadaas, halkaas oo lagu dilay qof Shacab ahaa. Saraakiisha Ciidamada…
Category
WARARKA MAANTA
RW Rooble & Guddoomiyaha Aqalka Sare oo ka wada hadlay dhameystirka doorashooyinka
written by Warsan Radio
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay Guddoomiyaha Aqalka Saree ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo uu ku bogaadiyay dib u doorashadiisa iyo munaasabadda Ciidul Fidriga.…
Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay dhammaan muslimiinta meel kasta oo ay joogaan, gaar ahaan dadka Soomaaliyeed Munaasabadda barakeysan ee Ciidul Fidriga. Madaxweynaha ayaa…










