Munaasabadda Maalinta Xorriyadda Saxaafadda Adduunka awgeed, ayaa Qaramada Midoobay waxaa ay sheegtay inay xoojinayso dowrka fir-fircoon ee hawl-wadeennada Warbaahinta ku leeyihiin bulshada Soomaaliyeed dhexdeeda iyo sida loogu baahanyahay in la…
Category
WARARKA MAANTA
Difaacayaasha Ukraine ee warshadda birta Azovstal ee Mariupol ayaa sheegay in ciidamada Ruushka ay isticmaalayaan diyaarado, taangiyo iyo gantaalaha maraakiibta dagaalka si ay u garaacaan goobta warshadaha ee fidsan. Qaramada…
Warsaxaafadeed kasoo baxay Madaxtooyada ayaa lagu sheegay in Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka hortagaya ku takri-falka awoodda dowladnimada, musuqmaasuqa maamul iyo xadgudubka ka dhanka…










