Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Goboleedka Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa xilka qaadis ku sameeyay Wasiiro ka tirsan Puntland oo aad ugu dhawaa Madaxweyne Saciid Cabdullaahi Deni, isagoo…
Category
WARARKA MAANTA
Guddiga Doorashada Madaxweynaha Oo Guddoomiye Cusub Iyo Ku-Xigeenkiisa Doortay
written by Warsan Radio
Guddiga isku dhafka ee doorashada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo Maanta kulan ku yeeshay Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ayaa iska dhex doortay Guddoomiye iyo Guddoomiye ku-xigeen, kadib doorasho dhacday.…









