Guddiga isku dhafka ah ee qaban-qaabada doorashada Madaxweynah Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho, ayaa waqtiyeeyey in doorashada Madaxweynaha dalka la qabto 15-ka bishan May. Doorashadan…
WARARKA MAANTA
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo Guddoomiye ku Xigeenka Golaha Shacabka Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar ayaa maanta waxay kulan la qaateen safiirka boqortooyada UK…
Guddoonka golaha Shacabka oo la kulmay guddiga qaban qaabada doorashada Madaxweynaha
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay weheliyaan Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee Aqalka Sare mudane Cali Shacbaan Ibraahim iyo Guddoomiye ku Xigeenka…
Guddiga doorashooyinka maamulka Hirshabeelle ayaa wali wadda shihaado siinta Musharaxiinta kuraastii ugu dambeysay ee golaha Shacabka ee ku hartay magaalada Jowhar. Guddiga ayaa shalay iyo maanta siiyay Shihaada labo kursi…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Maamulka Hirshabeelle Oo Soo Gaba-Gabeeyay Doorashada Kuraasta Golaha Shacabka
Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa xalay soo gaba-gabeysay doorashada kuraasta Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee taalla Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Dhexe, ahna Caasimadda Maamulka, waxaana kursigii ugu dambeeyay uu…










