Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Radio Warsan oo aqrinayo Mukhtaar Sheikh Adan ( Dalmar)
Category
WARARKA MAANTA
Guddiga qaba-qaabada doorashada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saaray shuruudaha looga baahan yahay Musharaxiinta dooneysa inay u tartamaan xilka Madaxweynaha. Qoraal ay soo saareen Guddiga doorashada Madaxweynaha dalka ayaa…
Guddoomiye Aadan Madoobe Iyo James Swan Oo Ka Shiray Dhameystirka Doorashada
written by Warsan Radio
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dowladda Federaalka Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa hoygiisa Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Wakiilka Xog-hayaha Guud ee Qaramada Midoobay Mr. James Swan. Kulanka…










