Ka dib markii konton qof oo rayid ah ay u suurto gashay in laga saaro magaalada go’doonsan ee Mariupol Jimcihii, ayaa madaxweynaha Ukraine, Volodymyr Zelensky, sheegay heshiis dhex mara iyaga…
WARARKA MAANTA
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Diiwaangelinta musharrixiinta xilka Madaxweynaha Soomaaliya oo Maanta bilaabaneysa
Guddiga isku-dhafka ah ah ee qaban qaabada doorashada Madaxweynaha Soomaaliya lagana soo kala xulay Xildhibaannada labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta Magaalada Muqdisho ka bilaabaya diiwaangelinta iyo lacag qabashada…
Wasaarada Waxbarashada KG Oo Shaacisay Jadwalka Imtixaanaadka Shahaadiga Ah ee Fasalka 8aad.
Baydhabo-Radio warsan-Wasaarada Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Ee Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Warqad ka soo baxday Xafiiska Agaasimaha Imtaxaanaadka iyo Shahaadooyinka lagu Shaaciyay Jadwalka Imtixaanaadka Shahaadiga Ah ee Fasalka 8aad…
Baydhabo-Radio-Warsan-Boqorka Sacuudiga Carabiya Boqor Salmaan Bin Cabdulcasiis ayaa la dhigay isbitaal ku yaalla magaalada ku taalla badda cas ee Jeddah, si baaritaanno caafimaad loogu sameeyo, sida ay sheegtay wakaaladda wararka…










