Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa kulan gaar ah Magaalada Muqdisho kula qaatay Wakiilka Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Amb, James Swan. Amb, James Swan ayaa…
WARARKA MAANTA
Kenya oo heegan gelisay Ciidamadeeda kadib weerarkii Al-Shabaab ee Saldhiga Ciidamada ATMIS
Laamaha ammaanka dalka Kenya ayaa kordhiyay feejignaantooda kadib markii Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen dhawaan saldhiga ciidamada Midowga Afrika ee ATMIS ku leeyihiin degaanka Ceelbaraf ee gobolka Shabeellaha dhexe. Waxaa…
Waxaa Maalintii labaad oo xiriir ah Guddiga isku-dhafka ah ee doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ay magaalada muqdisho ka wadaan diiwaangelinta musharrixiinta xilka Madaxweynaha, kuwaas oo la siinayo shahaadada musharranimo hadii ay…
Gudoomiyaha Degmada Baydhabo Oo kulan la Qaatey Gudiga Dhulka Sahminta iyo Naqshadeynta Magaalada Baydhabo.
Baydhabo(Radio Warsan)Gudoomiyaha Degmada Baydhabo Ahna Duqa Magalada Baydhabo Mudane Abdullahi Ali Watiin Iyo Ku Xigeenadiisa Ayaa kulan la qaatey Gudiga Dhulka ,Sahminta ,iyo Naqshadeynta Magaalada Baydhabo. Gudigan Ayaa Ah gudi…
Farmaajo oo shegay in Shacabka Soomaaliyeed ay ka codsadeen in uu mar kale is sharaxo.
Baydhabo(Radio Warsan)Madaxweynaha mudda xileedkiisu dhamaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa markii ugu horeysay shaaciyay in uu yahay musharax madaxweyne oo markale u taagan xilkaasi, isaga oo tibaaxay in codsi uga yimid…
Madaxweynayaasha Hir-Shabeelle & Jubbaland oo wadatashi la bilaabay Xildhibaannada labada Aqal
Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Magaalada Muqdisho kula kulmay Xildhibaanada labada aqal ee Baarlamaamka JFS ee deegaan doorashadoodu tahay Hirshabeelle. Kulankaan waxaa kasoo galay Madaxweyne Ku xigeenka Hirshabeelle Yuusuf…










