Baydhowy(Radio Warsan) Hoos ka dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Warsan oo aqrinayo Mukhtar Sheikh Adan ( Dalmar ) Dhageyso;- Warka Galab ee Idaacada Warsan was last modified: May 12th, 2022 by…
WARARKA MAANTA
SAWIRO:- Madaxweynaha Somaliland oo kulan la qaatay Taliyaha Ciidammada Maraykanka ee Afrika
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta ku soo dhaweeyey Magaalada Hargeysa Jeneral Stephen Townsend, Taliyaha Taliska Ciidammada Maraykanka ee Afrika (AFRICOM), si wada-tashi looga sameeyo horumarinta danaha labada dhinac…
Baydhowy(Radio Warsan)Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta qaabilay wefti ka socda xafiiska madaxweynaha dalka Senegal ee Galbeedka qaaradda Afrika, Mudane Macky Sall oo ah guddoomiyaha midowga Afrika (AU),…
Baydhowy(Radio Warsan)Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa iyo xarunta Xukuumadda ku qaabilay halgamaa Cabdikariin Shiikh Muuse Qalbi dhagax oo sanadkii 2017-kii si sharciga baar marsan loogu gacan…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Dagaal ka billowday Dhuusamareeb & Ciidanka xoogagga Ahlusunna oo galay qeyb kamid ah Magaalada
Baydhowy(Radio Warsan)Dagaal ayaa ka billowday Bartamaha Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug halkaas oo ay qaybo kamid ah xaafadaha magaalada galeen dagaalamayaal ka tirsan kooxda la baxday Ahlusunna ee…










