Baydhowy(Radio Warsan)Ilaa Saddex Ruux ayaa siyaabo kala duwan saacadihii la soo dhaafay loogu dilay Magaalada Boorama ee Xarunta Gobolka Awdal, halkaas oo ay gacanta kuhayaan Ciidamada kala duwan ee Somaliland.…
WARARKA MAANTA
Baydhowy(Radio Warsan)Ciidamada kala duwan ee dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya oo ay wehlinayeen Ciidamada Maamulka Galmudug iyo xoogaga Ahlusunna Waljamaaca ayaa dagaal saacado badan qaatay waxa uu Maanta ku dhex-maray…
Baydhowy(Radio Warsan)Wasiirka Wasaaradda gargaarka xukuumadda Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa weerar afka ah ku qaaday Madaxweynaha Muddo xileedkiiso dhamaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku dhawaad hal iyo badh ku fadhiya…
Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo ka jawaabay cabasho uga timid Warbaahinta madaxa banaan
Baydhowy (Radio Warsan)Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan la qaatay madaxda warbaahinta madaxa banaan iyo qaar ka mid ah hoggaanka ururadda…
Baydhowy (Radio Warsan)Guddiga doorashooyinka Xildhibaanada labada aqal ee qaban qaabada Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ayaa lagu waddaa in saacaddaha soo socda ay yeeshaan kulan lagu go’aaminaayo doorashada maalinta berri dhici doonta.…










