Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Category
WARARKA MAANTA
Baydhowy(Radio Warsan)Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay kulan casho ah la yeeshay 16-ka xildhibaan ee Golaha Shacabka, kuwaas oo dhawaan lagu doortay degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo,…
Dhageysiga Khudbadhaha Musharrixinta xilka Madaxweynaha oo Maanta la soo geba-gabeynayo
written by Warsan Radio
Baydhowy(Radio Warsan)Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Maalintii labaad oo xiriir ah waxaa ay kulan ku yeelan doonaan Xarunta Teendhada Afisiyooni ee Magaalada Muqdisho, iyaga oo…
Baydhowy(Radio Warsan)Wararka ka imaanaya Gobolka Galgaduud ayaa ku warramaya in Ciidamada Dowlada Federaalka, kuwa Galmudug iyo Ciidamada ATMIS heegan sare laga galiyay Xaafadaha Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulka Galmudug. Wararku…










