Baydhowy-{WMN}-Hoos ka dhageyso Warka Galabnimo ee Radio Warsan oo aqrinayo Mukhar Sheikh Adan (Dalmar)
WARARKA MAANTA
Kulankii Golaha Shacabka oo lagu dhaariyay Xubno kamid noqonaya Guddiga Arrimaha Dastuurka
Baydhowy-{WMN}Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Sheikh Adan Mohamed Nur-Madobe iyo ku-xigeennadiisa oo ka qeyb galay Kalfadhiga 1-aad kulankiisa10-aad, oo maanta Ajandihiisu ahaa aqrinta 1aad xeer-hoosaadka Golaha Shacabka, waxaana Golaha…
Mareykanka Oo Soomaaliya Ka Taageeraya Gurmadka Loo Fidinayo Dadka Abaaruhu Saameeyeen
Baydhowy-{WMN}-Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha gurmadka abaaraha Md C/raxmaan C/shakuur ayaa maanta kulan la yeeshay ku xigeenka wasiirka arrimaha dibedda Maraykanka Victoria Nuland oo booqasho ku…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Safiirada Soomaaliya u fadhiya dalalka Caalamka
Baydhowy-{WMN}-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay qaar ka mid ah danjireyaasha Soomaaliya u fadhiya dalalka caalamka, isagoo ku adkeeyey in ay sida ugu wanaagsan ugu…
Baydhowy-{WMN}-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa markii ugu horreeysay ka hadlay khilaafka ka taagan doorashada Madaxtinimada Maamulkaas, taas oo u dhaxeeysa mucaaradka iyo Xukuumadda iyo sidoo kale dibadbaxyadii Xisbiyada mucaaradka…










