Baydhowy-{WMN}Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaan ayaa maanta dib ugu aabtay Magaalada Kismaayo kadib safar maalmo qaatay oo uu ku joogay Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka. Madaxweynaha ayaa…
Category
WARARKA MAANTA
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Baydhowy-{WMN}-Diyaaradaha dagaalka dalka Kenya ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay duqeymo culus ka fuliyeen degaano katirsan Gobolka Gedo, waxaana duqeymaha ka dhashay khasaaro kala duwan. Diyaaradaha Kenya degaannada ay…
Baydhowy-{WMN}-Maanta ayaa waxaa lagu wadaa in uu Magaalada Garoowe ka furmo kal-fadhiga 50aad ee Baarlamaanka Puntland, waxaana furaya Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni. Golaha Wakiilada Puntland ayaa in …










