Baydhowy-{WMN}-Duullimaadyo la damacsanaa in lagu daad gureeyo qaxoonti Britain ku sugan ee horay loogu heshiiyay in la geeyo dalka Rwanda ayaa la baajiyay kabib go’aan ka soo baxay Maxkamadda Xuquuqda…
WARARKA MAANTA
Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha u qaabilsan Arrimaha Abaaraha oo gaaray degmada Buulo Burde
Baydhowy-{WMN}-Waxaa Maanta degmada Buulo Burde ee Gobolka Hiiraan gaaray wafdi uu hoggaaminayo Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan Arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, iyada…
Baydhowy-{WMN}-Waxaa goordhow Xarunta Villa Hargeysa ka furmay Kalfadhiga 1-aad kulankiisa 11-aad ee Golaha Shacabka, kaas oo uu shir gudoominayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madowe.. Kulanka Maanta ayaa…
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Shabeellaha Hoose Ibraahim Aadan Cali Najax ayaa Maanta Maamul cusub waxaa uu u Magacaabay degaanka Bariire oo hoostaga degmada Awdheegle ee Gobolkaasi Shabeellaha Hoose. Wareegto kasoo baxday…
Guddiga wada diyaarinta Sharciga Miisaaniyadda dowladda oo Su’aalo weeydiiyay Wasiir Beyle
Baydhowy-{WMN}-Guddiga KMG ah ee labada Aqal Baarlamaanka Soomaaliya ee loo xilsaaray diyaarinaya Sharciga Miisaaniyadda Qaranka 2022 ayaa maanta la kulmay Wasiirka Maaliyadda Cabdiraxmaan Ducaale Bayle, Xisaabiyaha Guud ee Qaranka Marwo…
Baydhowy-{WMN}-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay Wakiillada Beesha Caalamka ee Soomaaliya oo ay ka wada hadleen xoojinta taageerada muhiimka ah ee ay siiyaan Soomaaliya. Madaxweynaha…
Baydhowy-{WMN}Ra’iisul Wasaaraha 21aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa loo magacaabay mudane Xamse Cabdi Barre. Wuxuu Ku dhashay Kismaayo, 48 jir, Aabbe 8 caruur ah leh. Xildhibaan Golaha Shacabka, lasoo doortay…










