Safiirka dowladda Maraykanka ee Soomaaliya, Larry Andre ayaa sheegay in aysan A.lshabaab u suurtagali karin inay la wareegaan Soomaaliya, si lamid ah Taliban oo la wareegay Afgaanistan. Danjire Larry Andre…
Category
WARARKA MAANTA
Axmed Madoobe Oo Warbixin Ka Siiyay Golaha Wasiirada Jubbaland Isbedelkii Dhacay
written by Warsan Radio
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Ismaan Axmed Madoobe ayaa maanta shir gudoomiyey kulanka golaha wasiiradda Jubaland oo ka qabsoomay Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose. Kulanka golaha wasiiradda…
Sawirro: Xaflad xilka uu kula waregaayey gudoomiyaha cusub ee gobolka baay Cabdifitaax Maxamed Ibraahim ‘Piano’ oo Baydhabo lagu qabtey.
written by ATEERA
Wasiiro ka tirsan dowlad goboleedka koonfur galbeed, xildhibaano, agaasimiyaal, maamulka Degmada Baydhabo, qaar kamid ah maamuliyaasha degmooyinka gobolka baay, gudoomiyaasha xaafadaha Magaalada Baydhabo, odiyaasha dhaqanka, dhalinyaro iyo ururada haweenka Degmada…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…










