Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Category
WARARKA MAANTA
Baydhowy-{WMN}-Ra’iisul Wasaaraha Magacaaban ee Xukuumadda Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa Maanta waxaa uu hooygiisa ku booqday Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Senator Cabdi Xaashi Cabdillaahi, taas oo aheyd salaan iyo isbarasho.…
Dowladda Soomaaliya Oo Daah-Furtay Barnaamij Looga Jawaabayo Gurmadka Deg-Dega Ee Abaaraha Dalka Soomaliya
written by Warsan Radio
Baydhowy-{WMN}-Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha u qaabilsan gurmadka Abaaraha Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa maanta oo khamiis ah daah furay Barnaamijka Gurmadka Degdega ah ee looga Jawaabayo abaaraha dalka ka taagan.…










