Shirka oo uu gudominayay Gudoomiyaha Maxkamadda sare ee Puntland Axmed Yuusuf Taaran waxaka qayb galay Gudoomiyaha Gobolka Nugaal,Xeer Ilaaliyaha Guud,Gudoonka Maxkamadda darajada 1aad ee Nugaal, Saraakiisha Booliska Nugaal Iyo Masuliyiinta…
WARARKA MAANTA
Taliska Ciidanka xoogga oo soo bandhigay Rag katirsan Al-Shabaab oo isku soo dhiibay
Baydhowy-{WMN}-Taliska Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan qeybta 60aad ee ka howlgalla degaannada Maamulka Koonfur Galbeed ayaa Maanta Magaalada Baydhabo kusoo bandhigay Saddex Dhalinyaro ah oo katirsanaa Ururka Al-Shabaab balse…
Madaxweynaha Puntland oo Safiirka Mareykanka kala hadlay Arrimaha Amniga & Abaaraha
Baydhowy-{WMN}-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kulan Magaalada Muqdisho kula qaatay Safiirka Dowladda Mareykanka ee Soomaaliya Larry André Jr. Kulanka ayaa waxaa looga hadlay guud ahaan xaaladda…
Baydhowy-{WMN}-Guddiga KMG ah ee labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee loo xilsaaray diyaarinta Sharciga Miisaaniyadda Qaranka ee sanadka 2022 ayaa Maanta fadhigoodii ugu horreeyay ku yeeshay Magaalada Muqdisho. Xubnaha…
Baydhowy-{WMN}Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi sare oo ka socday hey’adda Caafimaadka aduunka ee WHO iyo Hey’adda…










