Ciidamo katirsan kuwa Amniga iyo maleeshiyaad hubeysan ayaa is rasaaseyn waxaa ay ku dhex-martay degmada Cabudwaaq ee Gobolka Galaduud, waxaana ka dhashay khasaaro dhimasho & dhaawac ah. Wararka la helay…
Category
WARARKA MAANTA
Dowladda Soomaaliya oo Hay’adaha Caalamiga ah kala hadashay gurmadka Abaaraha
written by Warsan Radio
Baydhabo-{WMN}- Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha Md. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa kulan la qaatay madaxa Kooxda Agaasimayaasha Arrimaha Degdega ah (…
Hoos;-Dhageyso:- Barnaamijka Athiiny kydeyooy qeybtiisa 9aad waxaa looga hadlaya Saameynta ganacsiyada Haweenka uu ku leeyahay sicir bararku iyo siyaabaha loo maareyn karo.barnaamijkan waxaa iska kaashanayaan Idaacada Warsan iyo BBCMedia action,Waxaana Soo Jeedinayaa…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamud…










