WARARKA MAANTA
Baydhabo-{WMN}-Gudoomiyaha Gobolka Mudug ee Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Bukhaari ayaa sheegay in dadka kunool degaannada Gobolka dhibaatada heysta ee ugu weyn ay tahay isku qabsiga dhulalka. Guddoomiyaha oo ka qeyb…
William Ruto oo sheegay in aan la joogin xilli wakhti lagu lumiyo natiijada doorashadii dhacday
Baydhabo-{WMN}-Madaxweynaha la doortay ee Kenya William Ruto ayaa sheegay inaan la joogin xilli waqti lagu lumin karo doorashadii dhacday, isla markaana ay sugayaan wax ka qabashada dhibaatooyinka dhaqaale, iyadoo murashaxii…
Baydhabo-{WMN}-Haweeney lagu Magacaabi jiray Qamar Yuusuf Cali ayaa saaka waaberigii hore waxaa lagu dhex-dilay gurigooda oo kuyaalla agagaarka Ceelka Tusbaxle ee Xaafada raadeelka degmada Deyniile ee gobolka Banaadir. Aweys Yuusuf…
Baydhabo-{WMN}-Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan Cali Jeeyte Cismaan oo shalay dib ugu soo laabtay magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa Maanta gaaray Degmada Maxaas ee Gobalka Hiiraan oo aay ku suganyahiin madaxweynaha…










