Baydhabo-{WMN}-Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maalinta berrito oo sabti ah lagu wadaa in kulan ay ku yeeshaan Xaruntooda Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdishio. Ajendaha koowaad ee kulanka Xildhibaanada…
Category
WARARKA MAANTA
Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe Oo Dib U Dhigay Kulankii Lagu Dhaarin Lahaa Madaxweynihii hore ee Maxamed Abdullahi Farmaajo
written by ATEERA
Baydhabo-{WMN}-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa dib u dhigay kulankii berrito oo sabti ah ay yeelan lahaayeen Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka. La-taliyaha gaarka ah…










