Baydhabo-{WMN}-Hoos ka dhageyso Warka Galabnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Mukhtar Sheekh Adan (Dalmar)
WARARKA MAANTA
Baydhabo-{WMN}-Hawlgalka Midowga Afrika ee Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii ay Al-Shabaab ku qaadeen Hotel Hayat ee magaalada Muqdisho Jimcihii 19-kii Ogosto 2022,.weerarkaas oo xalay…
Booliska Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in la soo afjaray weerarkii Hotelka Xayaat
Baydhabo-{WMN}-Taliyaha ciidamada Booliska Soomaaliyeed janeraal Cabdi Xasan Xijaar ayaa faah faahin ka bixiyay weerarkii ay Al-Shabaab ku qaadeen Hotelka Xayaat oo kuyaalla Aaga isgoyska km4 ee magaalada Muqdisho, kaas oo…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo la dhaariyay & kulanka golaha Shacabka oo socda
Baydhabo-{WMN}-Kulanka golaha Shacabka ee baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa goordhow ka furmay Xarunta golaha Shacabka ee magaalada muqdisho, kaas oo shir guddoominayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur…
Baarlamaanka Jubbaland oo muddo kordhin u sameeyay xilheynta Madaxweyne Axmed Madoobe
Baydhabo-{WMN}-Golaha wakiilada dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa maanta kulan ku yeeshay xarunta baarlamaanka ee magaalada Kismaayo. Kulankan oo ahaa kalfadhigi afaraad fadhigiisi shanaad ee golaha wakiilada Jubbaland ayaa ajandihiisu ahaa in…
Xildhibaano dalbaday in hay’adaha Amniga lagula xisaabtamo weerarkii Ka Magaalada dhacay
Baydhabo-{WMN}-Xildhibaano katirsan golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa si kulul uga hadlay falalka amni darro ee kusoo batay magaalda Muqdisho & weerarkii Xubno katirsan Ururka Al-Shabaab ay ku qaadeen Hotelka…
Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay tirada dhimashada & dhaawaca weerarkii Hotelka
Baydhabo-{WMN}-Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa faah faahisay khasaaraha dhimasho iyo midka dhaawac ee ka dhashay weerarkii mudada saaadaha badan qaatay ee lagu qaaday hotelka Xayaat ee magaalada…
Baydhabo-{WMN}-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta si diiran loogu soo dhoweeyay Degmada Matabaan Gobolka Hiiraan. Madaxweynaha iyo wafdigiisa oo ka koobnaa Wasiirro, Xildhibaano…
Saraakiil Itoobiyan ah oo gaaray Magaalada Garoowe & xogo kasoo baxaya safarkooda
Baydhabo-{WMN}-Wararka Naga soo gaaraya Magaalada garoowe ee Caasimadda dowlad goboleedka Puntland ayaa waxaa ay sheegayaan inay halkaasi gaareen Saraakiil Ciidan oo ka socota dowladda Itoobiya. Saraakiishaan ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha…










