Baydhabo-{WMN}-Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa Maanta waxaa gaaray wafdi ka socday dowladda Federaalka Soomaaliya oo uu hoggaaminayey Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga XFS Cabdulqaadir Maxamed Nuur. Wafdiga Wasiirka ayaa waxaa…
WARARKA MAANTA
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamud…
Baydhabo-{WMN}-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Abshir Cumar Jaamac, ayaa ku qaabilay maanta oo Axad ahayd Caasimadda Muqdisho, Safiirka Dowladda Qatar ee aan walaalaha nahay u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka…
Ra’iisul Wasaaraha XFS Xamse Cabdi Barre ayaa Isbitaallada ku booqday dadkii ku wax yeeloway weerarkii Hotel Xayaat
Baydhabo-{WMN}-Ra’iisul Wasaaraha XFS, Xamse Cabdi Barre ayaa booqday isbitaallada lagu daaweynayo dadkii ku dhaawacmay weerarkii Al-Shabaab ku qaadday hotelka Xayaat ee Muqdisho. Ra’iisul Wasaare Xamse ayaa waxa uu warbixinno ku…
Wasiirka Awqaafta & Arrimaha Diinta ayaa ku baaqay in loo midoobo dagaalka Al-Shabaab
Baydhabo-{WMN}-Wasiirka Awqaafta & Arrimaha Diinta ee dowladda Soomaaliya Sheekh Muqtaar Rooboow Cali (Abuu Mansuur) ayaa si kulul uga hadlay weerarkii Al-Shabaab ku qaadeen Hotelka Xayaat ee Magaalada Muqdisho & weerarada…
Madaxweynaha puntland saciid Deni ayaa kulan la qaatay Saraakiil sar sare oo ka tirsan ciidanka Itoobiya
Baydhabo-{WMN}-Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa caawa Qasriga Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay Saraakiil Sar-sare oo ka tirsan ciidamada Itoobiya iyo Qunsulka Itoobiya ee Puntland Dagnachew Yitbarak. Kulanka ayaa sidoo…
Mudo sanado ah ka dib, Iran iyo Imaaraadka oo dib u soo celinaya Xiriirkooda diblomaasiyadeed eeka dhaxeyey
Baydhabo-{WMN}-Dawladaha Imaaraadka Carabta iyo Iran ayaa markaan qorshaynaya inay dib u soo celiyaan xiriirkooda diblomaasiyadeed muddo haatan Laga joogo lix sannadood oo uu xumaa xiriirkooda u dhexeeya labadan dal.Dalka Imaaraadka…
Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo degmada Matabaan ka dhagax dhigay dhismaha Garoon Diyaaradeed
Baydhabo-{WMN}-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa dhagax dhigay garoon diyaaradeed oo laga hirgalinayo Degmada Matabaan. Madaxweynaha ayaa sheegay in dhismaha garoonkaan uu muhiim u yahay isu socodka bulshada,…










