Baydhabo-{WMN}-Hoos ka dhagyeso Warka Subaxnnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Adan (Qalinle)
Category
WARARKA MAANTA
Wasiirka Gaashaandhigga XFS ayaa u digay Ciidamada howlgalka ka wada Gobolka Hiiraan
written by Warsan Radio
Baydhabo-{WMN}- Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur ( jaamac) oo booqasho kujooga degaannada Gobolka Hiiraan oo Ciidamada dowladda howlgallada ka wadaan ayaa sheegay in Al-Shabaab ay…
Sawiro:-MW Xasan Sheekh oo markii ugu horreysay gaaray Magaalada Garoowe tan iyo doorashadiisa.
written by Warsan Radio
Baydhabo-{WMN}- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Garoowe ee Caasimadda dowlad Goboleedka Puntland, iyada oo siweyn halkaasi loogu soo dhaweeyay.…
Golaha Shacabka Barlamaanka Soomaliya oo anixiyay Xubno uu Magacaabay Guddoomiye Aadan Madoobe
written by Warsan Radio
Baydhabo-{WMN}-Xildhibaannada golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Maanta waxaa ay kulan ku yeesheen Xarunta Villa Hargeysa ee magaalada muqdisho, waxana shir guddoominayay Guddooomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan…








