Baydhabo-{WMN}-Wasiirka Caafimaadka dowlada fedaraalka soomaliya Dr Cali xaaji Aadan oo qeyb ka ahaa wafdigii Ra’isul wasaaraha ee maanta soo gaaray Baladweyne ayaa booqday isbitaalka guud ee gobalka Hiiraan oo uu…
WARARKA MAANTA
Ra’isul wasaaraha Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Bare iyo Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta soo kormeray Xerada Ciidamada Xoogga dalka Lamagalaay ee Magaalada Beledweyne. Ra’isul wasaaraha iyo Madaxweynaha…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamud…
Baydhabo-{WMN}- Maamulka Taliban ayaa sheegay inaysan helin meydka hoggaamiyahii Al-Qaacida oo dhimashadiisa ay xaqiijiyeen Mareykanka bishii hore. Afhayeen u hadlay kooxdan maamusha dalka Afghanistan, Zabihullah Mujahid, ayaa sheegay in ilaa…
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan gaar ah la yeelanaya Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni.
Baydhabo-{WMN}-Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay ku hoyday Magalada garoowe ee Caasimadda Maamulka Puntland ayaa halkaasi ka bilaabaya kulamo looga hadlayo arrimo badan. Madaxweynaha ayaa…










