Baydhabo-{WMN}- Ergeyga gaarka ah ee Qaramada u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Amb, James Swan ayaa ku booriyay dowladda federaalka iyo maamul-goboleedyada akjira dalka in ay iska kaashadaan la-dagaalanka Al-Shabaab iyo wax ka…
WARARKA MAANTA
Baydhabo-{WMN}-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre, ayaa maanta guddoomiyey shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiiradda oo looga hadlay xoojinta qorshayaasha sugidda amniga, dar-dar galinta Gurmadka Abaaraha iyo…
Sawiro;-M/ Xasan oo Warqadaha Aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay safiirka cusub ee Kenya.
Baydhabo-{WMN}-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka warqadaha aqoonsiga Danjirenimo kaga guddoomay safiirka cusub ee Dowladda Kenya u fadhin doona dalkeenna Mudane Thomas Kipkosgei Chepkuto. Danjire Thomas…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Baydhabo-{WMN}- Amiir Charles ayaa la wareegay kursiga boqortooyada UK xilli ay da’diisu tahay 73 jir sida lagu sheegay war ka soo baxay qasriga boqortooyada. Charles ayaa illaa caruurnimadiisii loo diyaarinayey inuu…










