Baydhabo-{WMN}- Ra’iisul wasaaraha cusub ee Ingiriiska Liz Truss ayaa ballan qaaday in uu meesha ka saarayo duufaanno dhaqaale Isagoo khudbad u jeedinaya qaranka, Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Ingiriiska Liz Truss…
Category
WARARKA MAANTA
Madaxweyne Xasan Sheekh oo magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Duqa Muqdisho
written by Warsan Radio
Baydhabo-{WMN}- Muqdisho, Sebteembar 7, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo tixraacaya soo-Jeedinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u Heshiisiinta XFS ayaa u magacaabay Mudane Yuusuf…
Baydhabo-{WMN}- Madaxweynaha dalka Ukraine, Volodymyr Zelensky, ayaa sheegay in dalkiisa gargaar bini’aadanimo usoo dirayaan dalka Soomaaliya oo xilligan qeybo kamid ah ka jiraan abaaro dad iyo duunyaba saameyn xooggan ku…










