Baydhabo-{WMN}- Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macalin Fiqi ayaa faah-faahin ka bixiyey dadaallada ay waddo DFS iyo goobaha ugu daran ee saameynta ay ku…
WARARKA MAANTA
Baydhabo-{WMN}- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ku Xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Arrimaha Bini’aadannimada, Martin Griffiths. Waxay ka…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Jake Sullivan: “Mareykanka waxa uu aad uga walaacsan yahay macluusha la saadaalinayo ee Soomaaliya”.
Baydhabo-{WMN}- Jake Sullivan oo La Taliyaha Amniga Qaranka Mareykanka ayaa dhaliilay waddamada iyo hay’adaha ka gacma laabtay garab istaagga Soomaaliya si wax looga qabto dhibaatooyinka Bani aadamnimo ee la dhibtoonayaan malaayiin…
Baydhabo-{WMN}- Koox burcad ah oon heebtooda la aqoonsan ayaa dhac hantiyadeed iyo bur burin u geestay masjidka lagu magacaabo Towfiiq, ee kuyaalla Koonfurta magaalada Minneapolis gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka.…










