Baydhabo-{WMN}-Hoos ka dhagyeso Warka Subaxnnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Bilaal Hilaal Sheekh Shuceeb
WARARKA MAANTA
Kooxda Taliban oo sheegtay in ay Dileen shaqsigii isku qarxiyay Safaarada Ruushka ee Kabul.
Baydhabo-{WMN}- Afhayeenka Taliban Khalid Zadran ayaa warbaahinta u sheegay in ciidamada ammaanka ay toogteen shaqsiga isku qarxiyay dhismaha Saafaradda Ruushka ee Afghanistan oo xiligaas ay ku sugnaayeen Dad rabay in…
Baydhabo-{WMN}- Ciidamada Dowlada Soomaaliya oo kaashanayo Ciidamada dib u xoreeynta Gobolka Hiiraan ayaa wado howlgalo balaaran oo ay ka sameeynayaan inta udhaxeeyso Degmooyinka Maxaas, Baladweyne iyo degmada Buulo Burde. Ciidamadan…
Guddiga Gurmadka Abaaraha DKGS oo Kulan la qaatey Gudoomiyaha Hay’adda Maareynta masiibooyinka Soomaaliyeed oo Maanta Baydhabo soo gaarey.
Baydhabo-{WMN}-Guddiga Gurmadka Abaaraha Dowladda Koonfur Galbeed ayaa kulan la qaatey Gudoomiyaha Hay’adda Maareynta masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed Mohamuud Macalin Cabdule oo Maanta soo gaarey Magaalada Baydhabo. Waxaana Shirka looga hadley sidii…
Madaxweynaha Galmudug oo saxiixay sharciyaynta degmooyinka cusub oo ka mid noqonayan Galmudug
Baydhabo-{WMN}- Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye ayaa saxiixay sharciyaynta degmooyinka Baxdo iyo Wisil oo kamid noqday degmooyinka rasmiga ah ee Galmudug . Labadan Degmo ayaa horey waxaa usoo…








