Baydhabo-{WMN}- Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamanka 11aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo maanta kulan gaar ah la qaatay Danjiraha Jaamacadda Carabta Arrimaha Soomaaliya Salah Elguneid waxa ay…
WARARKA MAANTA
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Baydhabo-{WMN}-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada ku qaabilay Danjiraha Dowladda Finland u fadhiya Soomaaliya Pirkka Tapiola. Kulanka Madaxweynaha dalka iyo Safiirka ayaa diiradda lagu saaray kor u…
Sawiro:-Wafdii Uu Hogaaminayey Wasiirka Wasaaradda Maareynta Iyo Musiibooyiinka Koofur Galbeed Oo Gaaray Degmada Waajid
Baydhabo-{WMN}-Wafdi uu Hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Abdinasir Abdi Aruushayaa Maanta garay Degmada Waajid. Wafdiga ayaa Waxaa Garoonka Diyaaradaha Ku Soo Dhoweeyey…
Sawiro:-Kulan Looga Hadlayey Ka Hortaga Askareynta Caruur Oo Maanta Lagu Qabatay Magaalada Baydhabo
Baydhabo-{WMN}-Agaasimaha Guud Wasaaradda Amniga Gudaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Mohamed Yasin Abdullahi ayaa Gudoomiyey Shirka Isku Duwida Howlaha Askarayta Caruurta iyo Caruurta ay saameysay Colaadaha Ee Dalka Ka Jiro…









