Baydhabo-{WMN}-Hoos ka dhageyso Warka Duhurnnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yuusuf Sheekh Adan (Qalinle) Dhageyso;- Warka Duhurnnimo ee Idaacada Warsan was last modified: September 11th, 2022 by Warsan Radio
WARARKA MAANTA
Baydhabo-{WMN}-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo maanta si rasmi ah uga furmay magaalada Muqdisho. Shirkan oo muddo labo maalmood ah socon…
Baydhabo-{WMN}- Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Somalia Mudane, Xasan Macalin Maxamuud oo ay wehliyaan Wasiir kuxigeenka Mudane, Axmed Cabdiraxmaan Xasan, Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka, Mudane, Saleebaan Maxamed Maxamuud…
Sawiro;-Madaxweyne Xassan Shiikh oo la kulmay Madaxweyne Kuxigeenka Midoowga Yurub ee Arrimaha Siyaasadda iyo Amniga
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo qaabilay Madaxweyne Kuxigeenka Midoowga Yurub ee Arrimaha Siyaasadda iyo Amniga Mudane Josep Borrell ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka iyo taageerada…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
kulanka maanta ee Baarlamaanka Dowlad goboledka Galmudug iyo qodobada looga hadlayo
Baydhabo-{WMN}-Waxaa maanta maanta kulan ku leh xarruuntooda magaalada Dhuusamareeb Baarlamaanka Galmudug, sida ay shaaciyeen Guddoonka Baarlamaanka. Ajendaha kulanka ayaa ah sidii baarlamaanka loo horkeeni lahaa Qorshaha dib u eegista Dastuurka…










