Baydhabo-{WMN}- Madaxda maamul goboledyad dalka ayaa kusoo wajahan magaalada Muqdisho saacadaha soo socda aya xaqiijiyeen ilo lagu kalsoonaan karo Madaxda ayaa magaalada Muqdisho uga qeyb gali doonna Shir gaar ah…
WARARKA MAANTA
Baydhabo-{WMN}- Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta soo gaaray magaaladda Muqdisho ee caasimadda dalka. Wasiiro ka tirsan XFS,xildhibaano labada gole, masuuliyiin ka socotay xafiisyada Madaxweynaha iyo Kan Ra’iisal…
Baydhabo-{WMN}- Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen Ayaa soo gaaray magaaladda Muqdisho ee caasimadda dalka. Wafdiga waxaa gudaha garoonka Aadan Cadde kusoo dhaweeyay wasiiro ka tirsan XFS, xildhibaano ka…
Baydhabo-{WMN}-Madaxweynaha Dowlad gobaleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xassan Maxamed (Laftagareen) oo Maanta Magaalada Baydhabo Ka baxay ayaa gaaray magaalada Muqdisho ee Casimada Dalka . Wafdiga waxaa gudaha garoonka Diyaaradaha Aadan…
Wasaradda Gagaarka Iyo Maareynta Masiibooyinka Dowladda KGS oo maanta Baydhabo kusoo gabagabaysey Tababar kusaabsan Qorshaha digniinaha hore.
Baydhabo-{WMN}-Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka KGS ayaa qabatay Tababar lagu soo gabagabaynayey Qorshaha digniinaha hore Si loo yareeyo khataraha ay keeni karaan Masiibooyinka. Tababar kan aya loo qabtay in ku…










