Baydhabo-{WMN}-Faah faahinno dheeraad ah ayaa laga helayaa Qaraxa Khasaaro dhaliyay oo xalay ka dhacy degaan lagu magacaabo Milxo oo hoos yimaado Degmada Laasqoray ee Gbolka Sanaag, waxaana kasoo baxaya warar…
WARARKA MAANTA
Sawiro;- Howlgal Laga Sameeyey Inta U Dhaxeeysa Baydhabo Iyo Degmada Berdaale Ee Gobolka Baay
Baydhabo-{WMN}- Howlgalkan uu Horkacayey Gudoomiyaha Degmada Berdaale Ee Gobolka Baay Mudane Maxamed Isaaq Care Case Ciidamada Daraawiishta Koofur Galbeed Soomaliya ayaa Howlgal Ka Sameeyey gaar ahaan Ciidamada Ka Sugan Degmada…
Baydhabo-{WMN}- Ciidanka Millateriga Soomaaliya ayaa la wareegay degaanno hor leh oo ka kala tirsan Gobolada Shabeellaha dhexe iyo Gobolka Hiiraan, Ciidanka Millateriga Soomaaliya oo kaashanaya kooxda Macawislayda ay la wareegeen…
Baydhabo-{WMN}- Naxashka Boqorad Elizabeth II ayaa la gaarsiiyey Edinburg ka dib safar lix saacadood qaatay oo ka soo billowday Balmoral. Dad baroordiiqaya ayaa isugu soo baxay waddooyinka magaaladaasi markii gawaarida…
Baydhabo-{WMN}- Waxaa Maalintii labaad galay Shirka Madasha wadatashiga Qaran ee u dhaxeeya Madaxweyne Xasan Sheekh, Ra’iisul Wasaare Xamse & Madaxweynayaasha maamul goboledka dalka oo ka socda muqdisho Shirka oo shalay…
Baydhabo-{WMN}-Guddiga Gurmadka Abaaraha Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed, ayaa kulan la qaatey madax ka socotay Hay’adda IOM. Wafdiga, ayaa waxaa hoggaaminayey Amy Pope oo ah Ku-xigeenka guud ee Hay’adda IOM. Gudoomiyaha…










