Baydhabo-{WMN}-Madaxweynha dooran ee kenya William Ruto oo ku guuleystay Doorashadii Kenya ka dhacday 9kii August 2022 ayaa maanta loo caleema-saarayaa in uu noqdo Madaxweynaha 5aad ee dalkaas soo maray isaga…
WARARKA MAANTA
Hogaamiyha mucaaradka kenya Raila Odinga oo diiday inuu manta ka qeyb galo caleema-saarka William Ruto
Baydhabo-{WMN}- Hoggaamiyaha mucaaradka Kenya Raila Odinga ayaa diiday inuu kasoo qeyb galo xafladda caleemo-saarka madaxweynaha la doortay ee Kenya William Ruto oo maanta ka dhaceysa garoonka Kasarani ee magaalada Nairobi,…
Faah faahino laga heleyo Rasaas ay fureen Ciidamo katirsan Kumandooska DANAB oo dhimasho iyo dhawac ka dhashay
Baydhabo-{WMN}- Wararka ka imanaya Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa waxaa ay sheegayaan in rasaas ay fureen Ciidamada Kumaandooska xoogga dalka Soomaaliyeed ee DANAB xilli ay marayeen duledka Magaalada…
Baydhabo-{WMN}- Ciidamada dowladda Soomaaliya oo howlgallo culus ka sameeyey gobolka Shabeelaha Hoose ayaa saacadihii lasoo dhaafay deegaano horleh kala wareegay Al-Shabaab. Ciidamada Xoogga dalka ayaa gaaray deegaano dhaca miyiga…
Madaxweynaha Dowlad goboledka Jubbaland oo Muqdisho kula kulmay safiirka dowladda Imaaraadka u fadhiya Somalia
Baydhabo-{WMN}- Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo magaalada Muqdisho u yimid ka qeyb galka shirka golaha wadatashiga qaran ayaa kulamo la qaatay masuuliyiin kala duwan Axmed Madoobe ayaa…
Baydhabo-{WMN}-Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Wafdi ka socday Safiirada Beesha Caalamka ufadhiya Soomaaliya oo uu Hogaaminayey Wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Amp James Swan.…
Madaxweynaha Soomaaliya oo ka qeyb galay Caleemo saarka Madaxweynaha cusub ee Kenya
Baydhabo-{WMN}- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Nayroobi kaga qeyb galay Xafladda caleemo-saarka Madaxweynaha cusub ee dalka Kenya Mudane William Samoei Ruto. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa…










