Baydhabo-{WMN}- Madaxweynaha Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, oo howlo shaqo u jooga Muqdisho ayaa qaabilay Agaasimaha Bariga Afrika ee hay’adda IOM, Mohamed Abdiker, Madaxa Xafiiska IOM ee Soomaaliya, Frantz Celestin…
WARARKA MAANTA
Sawiro;-Maxkamadda Gobolka Banaadir oo xukun Dil ah ku riday Rag loo heesto weerar iyo Dil
Baydhabo-{WMN}- Maxkamada gobolka Banaadir ayaa maanta soo gabagabeesay dhageysiga dacwad ka dhan ah 11 eedeysane oo loo hestay dagaal sifeyn ah iyo weerar sababay dhimashada marxuum Liibaan Cabdiqaadir Cali. Maxkamadda…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Baydhabo-{WMN}-Madaxweynaha dowlad degaanka Soomaalida Mustafe cagjar iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa socdaal dhanka cirka ah ku gaaray gobolka Afdheer gaar ahaan degmada Ceelkari. Madaxweynaha ayaa shacabka degmada Ceelkari meel fagaare…
Guddomiyha Cusub Ee Gobolka Banaadir Oo Xilka Kala Wareegay Guddoomiyihii Hore cumar finish
Baydhabo-{WMN}- Guddoomiyaha Cusub ee Maamulka Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa caawa xilka kala wareegay Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Ahaana Duqii Muqdisho…
Wafdi Ka Socda Hay’ad laga leeyahay Dalka Qatar Oo Soo Gaaray Muqdisho iyo ujeedka wafdiga?
Baydhabo-{WMN}- wafdi ka socda hay’adda Qatar Foundation oo ay ka wada hadleen sidii loogu soo gurman lahaa shacabka Soomaaliyeed oo ay abaartu saameysay.ayaa Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi…










