Baydhabo-{WMN}- Tirada dhimashada ee ka dhashay daadadkii ku dhuftay Pakistan ayaa dhaafay 1400, iyadoo la saadaaliyay in roobab badan ay saacadaha soo socda ka di’ karaan koonfurta gobolka Sindh. Dowladda…
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha Soomaaliya oo kulankii ugu horreeyay la yeeshay madaxweynaha Kenya
Baydhabo-{WMN}- Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa aqalka madaxtooyada ee magaalada Nairobi kulan kula yeeshay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Labada madaxweyne ayaa ka wada hadlay arrimo ku saabsan guddiga wadajirka ah…
Dowladda Soomaaliya iyo Hay’adda IOM oo kawada hadlay waxka qabashada Abaarta
Baydhabo-{WMN}- Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Biixi Iimaan Cige ayaa maanta xafiiska ku qaabbilay wafdi uu hoggaaminayay Agaasimaha Bariga iyo Geeska Afrika ee Hay’adda Socdaalka Adduunka ee…
Baydhabo-{WMN}- Armenia iyo Azerbaijan ayaa sheegay in ku dhawaad 100 askari lagu dilay Talaadadii dagaalkoodii ugu cuslaa tan iyo sanadkii 2020-kii, kaas oo ka dhashay muranka gobolka Nagorno-Karabakh. Mowjadihii ugu dambeeyay…
Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta Magaalada Muqdisho kula kulmay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Danjire Tiina Intelmann. Madaxweynaha iyo Danjiraha ayaa ka wada hadlay xaaladda guud…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…









