Baydhabo-{WMN}-Hoos ka dhageyso Warka Galabnnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yuusuf Sheekh Adan (Qalile)
WARARKA MAANTA
Sawiro;-R/ Wasaare ku-xigeenka oo Ansixisay Heshiis Dhax maray Soomaaliya iyo Turkiga
Baydhabo-{WMN}- Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Salah Jama, ayaa maanta guddoomiyey shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiiradda oo looga hadlay arrimaha Amniga dalka, Abaaraha, Shirkii Golaha Wadatashiga…
Baydhabo-{WMN}- Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe ayaa maanta hoygiisa kulan kula yeeshay Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam Madoobe.…
Madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor Oo James Swan Kala Hadlay Arimaha Amniga ee Dagaalanka Al-Shabaab
Baydhabo-{WMN}- Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor, ayaa Maaanta magaalada Muqdisho kula kulmay Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan. Madaxweynaha iyo Ergayga ayaa ka…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…










