Dhageyso Barnaamijka may koo cusub oo soo jeedinayo Maxamed Abdiraxman Abdulle (Maleele) 16 9 2022
Category
WARARKA MAANTA
Madaxweyne Xasan Sheekh & xoghaye Blinken oo ka wada hadlay wax ka qabashada arrimaha bini’aadanimada
written by ATEERA
Baydhabo-{WMN}-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan dalka Mareykanka ayaa la kulmay xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka Antony Blinken iyo ku xigeenkiisa Victoria Nuland. xoghaye Blinken oo qoraal…
Baydhabo-{WMN}-Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa madaxweynihii uu xilka kala wareegay ee Uhuru Kenyatta u magacaabay Ergaygiisa Nabadda ee Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo iyo Itoobiya Madaxweyne Kenyatta ayaa horay ugu…
Madaxweynaha Hirshabeelle iyo Ku Xigeenkiisa oo War kasoo saaray Nabadoono lagu dilay gobolka Hiiraan
written by Warsan Radio
Baydhabo-{WMN}- Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo Madaxweyne Ku Xigeenka Dowladda Mudane Yuusuf Axmed Hagar ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Allaha u Naxariistee Marxuumiinta kala nabadoon…










