Baydhabo-{WMN}-Madaxweynaha Mareykanka, Joe Biden, ayaa uga digay Ruushka in dagaalka Ukraine uusan u isticmaalin hubka kiimikada ah ee wax gumaada ee Niyukliyeerka Isagoo ka hadlayay wareysi uu siiyay shabakadda wararja…
WARARKA MAANTA
Baydhabo-{WMN}- Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in xal loo heli doono muranka ka tagaan arrimaha shidaalka. Madaxweynaha oo khudbad ka horjeediyay Jaaliyadda Soomaalida ee ku nool…
Baydhabo-{WMN}- Afartan iyo kow Sarkaal oo ka tirsan ciidanka ATMIS ee nabad ilaalinta u jooga Soomaaliya ayaa tababar qaatayy muddo todobaad ah loogu soo xiray Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya. Saraakiishan oo…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Afhayeenka Aqalka Wakiillada Maraykanka oo sheegtay in Azerbaijan ay weerar gardarro ah ku qaadday dowlada Armenia
Baydhabo-{WMN}-Afhayeenka Aqalka Wakiillada ee Maraykanka Nancy Pelosi oo booqasho ku tagtay dalka Armenia, waxayna cambaaraysa weeraradii ugu dambeeyey ee ay Azerbaijan ku qaadday dalka Armenia, iyada oo ku tilmaantay inay…









