Baydhabo-{WMN}-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Abshir Cumar Jaamac, ayaa kaga qeybgalay Magaalada New York meertada 77aad ee Jimciyadda Qurumaha ka dhexeysa oo ay xubno ka yihiin 193 dowladood,…
Category
WARARKA MAANTA
Guddoomiye gollaha shacbka Oo Ka tacsiyeye Geeri ku timid Xildhibaan Ka Tirsanaa Golaha Shacabka BFS
written by ATEERA
Baydhabo-{WMN}- Guddoomiyaha Golaha Shacabaka BJFS Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray ehelka iyo dhammaan ummada Soomaaliyeed Alle ha u naxariistee Xildhibaan Maxamed Mursal Boorow oo…
Hirshabeelle oo War ka soo Saartay Dagaalka Ka socdo Gobolka Hiiraan Iyo Guulaha Ciidamada Gaareen
written by Warsan Radio
Baydhabo-{WMN}-Dowladda Hirshabeelle waxa ay bogaadineysaa guulaha muhiim ka ah ee laga gaaray howlgalada baahsan ee ka socda deegaanada Hirshabeelle ee lagu ciribtirayo kooxda argagixisada arxanka daran ee alshabaab. Qeybaha kala…










