In ka badan 10 askari ayaa la wareegay telefiishanka qaranka ee dalka Burkina Faso xilli dambe oo Jimcihii ah, iyaga oo shaaciyey in Lt. Col. Paul Henri Sandaogo Damiba oo…
WARARKA MAANTA
Ciidamadda Dowladda Oo Soo Baneeyay Moqokori Iyo Yasooman Iyo Cabsi Soo Wajahday Shacabka
Wararka ka imanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Ciidamadda Dowladda ay soo baneeyeen Deegaanada Moqokori iyo Yasooman ee Gobalka Hiiraan, halkaasoo dhawaan lagala wareegay kooxda Al-Shabaab. Wararka ayaa intaasi ku…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
DFS Oo Ka Qeyb Galayasa Shir Looga Hadlayo Shidaalka Afrika oo ka dhacaya dalka Koonfur Afrika.
Baydhabo-{WMN}-Wafdi ka socda dowladda Federaalka Soomaaliya oo uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Xukuumadda Cabdirisaaq Cumar Maxamed Maanta waxaa ay ku wajahan yihiin Magaalada Johannesburg ee dalka Koonfur AfrikaWasiir…
Baydhabo-{WMN}-saacadihii lasoo dhaafay gudaha Magaalada Cape-town ee dalka Koonfur Afrika dilal loogu geystay Muwaadiniin Soomaaliyeed oo kamid ahaa Soomaalida dalkaas ku leh goobaha Ganacsi, waxaana weerar ku qaaday dabley hubeysan…
Baydhabo-{WMN}-Wasiirka wasaaradda caafimaadka Uganda ayaa sheegay inuu geeriyooday dhaktar u dhashay dalka Tanzania oo wax ka baranayay dalkaasi, kaddib markii uu haleelay xannuunka Ebola.Dhaqtarkaas ayaa noqonaya shaqaalaha labaad ee caafimaad…










