Baydhabo-{WMN}-Maamulka Goboledka Koonfurgalbeed ayaa wada diyaar garow ku aadan sidii Al-Shabaab laga saari lahaa deegaanadaay kaga suganyihiin gobalka Shabeellaha Hoose iyadoona maamulka uu ciidamadii ugu badnaa isugu geeyay degmada Walaweyn…
Category
WARARKA MAANTA
Sawiro;-Wafdi isugu jira Xildhibaano iyo Wasiiro oo Maanta Gaaray Degmada Buulo-Barde.
written by Warsan Radio
Baydhabo-{WMN}- Wafdi Uu Hogaaminayay Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose ee Maamulka Hirshabeele Abdiraxmaan Daahir Guurre Karoore Qeybna Ay Ka ahaayeen Xildhibaano Heer Fedaraal iyo Heer Maamul Goboleed Ayaa Gaaray…
Wararka naga soo gaaraya Maaalada Burtinle ee Gobolka Nugaal ayaa sheegaya in Rasaas xoogan laga maqlayo Magaaladaas kadib markii maleeshiyo Beeleed hubeysan ay weerareen Saldhigga Booliska Magaaladaas.Wararka la helay ayaa…
Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya waxaa maanta ka furmay shirka Dowladda Soomaaliya iyo Ha’adda IMF ee hannaanka dib-u-eegista iyo horumarinta maaliyadda Dalka. Shirka ayaa waxaa lagu lafa-gurayaa heerka siyaasadda…









