Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Category
WARARKA MAANTA
Dowlada Federaalka Somalia oo shaacisay in la dilay ninkii bedeli lahaa hogaamiyaha Al-Shabaab
written by ATEERA
Baydhabo-{WMN}-Dowlada Somalia ayaa shaacisay caawa in Hawlgal qorsheysan oo ay iska kaashadeen Ciidamada Qaranka iyo saaxiibadooda caalamiga ah lagu dilay hogaamiye sare oo ka tirsanaa Al-shabaab. Hawlgalkan ayaa ka dhacay…
Hogaamiyihii Afgembiga Kula Wareegay Burkina Faso Oo Taageerayaashooda Baaq U Diray
written by ATEERA
Baydhabo-{WMN}-Horggaamiyaha horkacayeyy inqilaabka militari ee ka dhacay dalka Burkina Faso ayaa shacabka ka codsaday in ay joojiyaan dibbadbaxyada ay ka hordigayaan safaraadda Faransiiska Gelinkii hore ee shalay ayaa ciidamada Ammaanka…
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay qaraxyadii Beledweyne Amarna siiyay Xukuumadda
written by Warsan Radio
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoysaska iyo ehellada muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku naf waayey qaraxyadii ka dhacay magaalada Baladweyne. Madaxweynaha ayaa u rajeeyey dadka…









